Wararkii Ugu Dambeeyay Shirkii Golaha Wadatashiga ee xalay dhacay iyo qodobadii…

Waxaa xalay mar kale magaalada Muqdisho shir ku yeeshay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda dowlad goboleedyada, waxaana shirkan looga arinsanayay dardargelinta doorashada iyo amniga. Shirka xalay isugu yimaadeen golaha wadatashiga qaran ayaa ahaa mid ay uga arrinsanayeen dhameestirka qodobadii ay horey uga doodeen sida hufnaanta doorashada iyo amniga dalka iyo mida … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Shirkii Golaha Wadatashiga ee xalay dhacay iyo qodobadii…